Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 14:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay u sheegi doonaan dadka dalkan deggan. Iyagu waxay maqleen inaad dadkan dhex joogto, Rabbiyow, waayo, Rabbiyow, fool ka fool baa laguu arkay oo daruurtaadii baa iyaga kor taagan, oo maalintii waad ku hor kacdaa tiir daruur ah, habeenkiina tiir dab ah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 14

arki Tirintii 14:14 macnaha guud