Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 10:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu ku yidhi Xoobaab ina Recuu'eel oo reer Midyaan ahaa, oo Muuse soddog u ahaa, Annagu waxaannu u sodcaalaynaa meeshii Rabbigu yidhi, Waan idin siinayaa. Haddaba na soo raac, oo annana wanaag waannu kuu samaynaynaa, maxaa yeelay, Rabbigu wanaag ayuu ugu ballanqaaday reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 10

arki Tirintii 10:29 macnaha guud