Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 1:10-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Oo kuwa reer Yuusufna waxaa reer Efrayim ka iman Eliishaamaac ina Cammiihuud: oo waxaa reer Manaseh ka iman Gamalii'eel ina Fedaahsuur.

11. Oo reer Benyaamiinna waxaa ka iman Abiidaan ina Gidconii.

12. Oo reer Daanna waxaa ka iman Axiiceser ina Cammiishadday.

13. Oo reer Aasheerna waxaa ka iman Fagcii'eel ina Cokraan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 1