Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 9:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa mahad leh Rabbiga Ilaahaaga ah oo kugu farxay inuu kugu fadhiisiyo carshigiisa inaad boqor ahaatid Rabbiga Ilaahaaga ah aawadiis. Ilaahaagu wuu jeclaaday reer binu Israa'iil inuu xoogeeyo weligood, oo sidaas aawadeed ayuu kaaga dhigay boqor iyaga u taliya inaad samaysid xukun iyo caddaalad.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 9

arki Taariikhdii Labaad 9:8 macnaha guud