Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carshigu wuxuu lahaa jaranjaro lix tallaabo ah; oo waxaa la jiray cagodhig dahab ah oo carshiga ku xidhan, oo kursiga meeshii lagu fadhiisto labadeeda dhinacba waxay lahayd meelo xusullada la saarto, oo meelaha xusullada la saartana dhinacooda waxaa taagnaa laba libaax.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 9

arki Taariikhdii Labaad 9:18 macnaha guud