Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqoraddii Shebaa markay maqashay Sulaymaan warkiisii ayay Sulaymaan ugu timid Yeruusaalem inay ku imtixaanto su'aalo adadag, oo waxay wadatay dad aad u badan, iyo awr badan oo ay ku raran yihiin uunsi, iyo dahab aad u badan, iyo dhagaxyo qaali ah; oo markay Sulaymaan u timid wixii qalbigeeda ku jiray oo dhan ayay kala hadashay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 9

arki Taariikhdii Labaad 9:1 macnaha guud