Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kooxihii wadaaddadu ku adeegi jireen iyo kuwii reer Laawi shuqulkooda loo amray ku samayn jireenba wuxuu ka dhigay si waafaqsan amarkii aabbihiis Daa'uud inay Rabbiga ammaanaan oo ay wadaaddada hortooda ka adeegaan sidii maalin kasta hawsheedii loo doonayay, oo weliba iridjoogayaashii ayuu kooxahoodii irid kasta ku taagay, waayo, sidaas waxaa amray Daa'uud oo ahaa ninkii Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 8

arki Taariikhdii Labaad 8:14 macnaha guud