Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 6:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed Rabbiyow, Ilaahow, sara joogso oo gal meeshaada nasashada, adiga iyo sanduuqa xooggaaguba. Rabbiyow, Ilaahow, wadaaddadaadu badbaado ha huwaadeen, oo quduusiintaaduna wanaag ha ku farxeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 6

arki Taariikhdii Labaad 6:41 macnaha guud