Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

(waayo, Sulaymaan wuxuu sameeyey mambar naxaas ah oo dhererkiisu ahaa shan dhudhun, ballaadhkiisuna shan dhudhun, sarajooggiisuna saddex dhudhun, oo wuxuu qotomiyey barxadda dhexdeedii, oo intuu ku kor istaagay ayuu shirkii reer binu Israa'iil oo dhan hortooda ku jilba joogsaday, oo gacmihiisuu xagga samada u kala bixiyey).

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 6

arki Taariikhdii Labaad 6:13 macnaha guud