Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 6:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Sulaymaan hadlay oo yidhi, Rabbiyow, waxaad sheegtay inaad gudcurka qarada weyn dhex degganaanayso.

2. Laakiinse waxaan kuu dhisay guri rug kuu ah oo ah meel aad weligaa degganaanayso.

3. Markaasaa boqorkii soo jeestay, oo shirkii reer binu Israa'iil oo dhan u duceeyey, shirkii reer binu Israa'iilna way wada istaageen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 6