Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dheryihii, iyo majarafadihii, iyo mudacyadii, iyo weelashooda oo dhanba ayaa Xuuraamaabbii Boqor Sulaymaan ugu sameeyey guriga Rabbiga aawadiis oo wuxuu ka wada sameeyey naxaas dhalaasha.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 4

arki Taariikhdii Labaad 4:16 macnaha guud