Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 36:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuuros oo ah boqorka Faaris wuxuu leeyahay, Boqortooyooyinka dhulka oo dhan waxaa i siiyey Rabbiga ah Ilaaha samada, oo wuxuu igu amray inaan isaga guri uga dhiso Yeruusaalem oo ku taal dalka Yahuudah. Haddaba ku alla kii idinku dhex jira oo dadkiisa ah Rabbiga Ilaahiisa ahu ha la jiro oo isna ha tago.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 36

arki Taariikhdii Labaad 36:23 macnaha guud