Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 36:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed wuxuu iyagii ku soo kiciyey boqorkii reer Kaldayiin, kaasoo raggoodii dhallinyarada ahaa seef ku laayay iyagoo ku jira gurigii meeshoodii quduuska ahayd, oo isaguna uma uu nixin wiil ama gabadh, ama oday ama cirroole, dhammaantoodna wuu u gacangeliyey.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 36

arki Taariikhdii Labaad 36:17 macnaha guud