Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 36:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii sannaddii soo wareegtay ayaa Boqor Nebukadnesar soo cid diray, oo wuxuu Baabuloon keenay isagii iyo weelashii wanaagsanaa oo gurigii Rabbiga, oo walaalkiis Sidqiyaahna ayuu boqor uga dhigay dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalem.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 36

arki Taariikhdii Labaad 36:10 macnaha guud