Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 35:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Kaananyaah iyo walaalihiis oo ahaa Shemacyaah iyo Netaneel, iyo Xashabyaah iyo Yecii'eel iyo Yoosaabaad oo ahaa madaxdii reer Laawi waxay reer Laawi qurbaannadii Kormaridda u siiyeen shan kun oo neef oo yaryar, iyo shan boqol oo dibi.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 35

arki Taariikhdii Labaad 35:9 macnaha guud