Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 34:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay u yimaadeen Xilqiyaah oo ahaa wadaadkii sare, oo waxay u dhiibeen lacagtii guriga Ilaah la geliyey, oo irid-dhawrayaasha reer Laawi ay ka soo ururiyeen reer Manaseh iyo reer Efrayim, iyo kuwii kale oo reer binu Israa'iil ah oo dhan, iyo reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin oo dhan, iyo dadkii Yeruusaalem degganaaba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 34

arki Taariikhdii Labaad 34:9 macnaha guud