Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 34:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoosiyaah karaahiyadii oo dhan ka fogeeyey dalalka ay dadka Israa'iil lahaayeen oo dhan, oo dadkii dalka Israa'iil laga dhex helay oo dhanna wuxuu ka dhigay inay u adeegaan Rabbiga Ilaahooda ah. Oo intuu noolaa oo dhanna kama ay tegin lasocodka Rabbiga ah Ilaaha awowayaashood.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 34

arki Taariikhdii Labaad 34:33 macnaha guud