Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 34:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaan kula ururin doonaa awowayaashaa, oo qabrigaaga nabad baad ugu ururi doontaa, oo indhahaaguna ma ay arki doonaan kulli belaayada aan ku soo dejin doono meeshan iyo dadka degganba. Oo iyana boqorkii ayay mar kale u war keeneen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 34

arki Taariikhdii Labaad 34:28 macnaha guud