Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 34:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War taga, oo aniga iyo kuwa dalka Israa'iil iyo dalka Yahuudah ku hadhayba Rabbiga wax inoo soo weyddiiya waxa ku saabsan erayada kitaabkii la helay, waayo, cadhada Rabbiga oo inagu soo degtay way weyn tahay, maxaa yeelay, awowayaasheen ma ay xajin inay wada yeelaan waxa kitaabkan ku qoran oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 34

arki Taariikhdii Labaad 34:21 macnaha guud