Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 33:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo baryootankiisii, iyo siduu Ilaah isaga u aqbalay, iyo dembigiisii iyo xadgududkiisii oo dhan, iyo meelihii uu meelo sarsare ka dhisay ee uu qotomiyey geedihii Asheeraah iyo sanamyadii xardhanaa intuusan is-hoosaysiin, bal eeg, waxay ku qoran yihiin taariikhdii Xoosay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 33

arki Taariikhdii Labaad 33:19 macnaha guud