Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 33:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxyaalahaas ka dib magaaladii Daa'uud dibaddeeda ayuu ka dhisay derbi xagga Giixoon dhankeedii galbeed iyo dooxada dhexdeedii iyo xataa meesha laga galo Iriddii Kalluunka, oo wuxuu ka soo wareejiyey Cofel, oo aad iyo aad buu kor ugu dheereeyey, oo magaalooyinkii deyrka lahaa oo dalka Yahuudah oo dhanna wuxuu fadhiisiyey saraakiishii ciidanka.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 33

arki Taariikhdii Labaad 33:14 macnaha guud