Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 32:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xisqiyaah wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa isagii lagu aasay meesha laga fuulo qabuurihii farcanka Daa'uud; oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuba isagii bay sharfeen markuu geeriyooday. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Manaseh.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 32

arki Taariikhdii Labaad 32:33 macnaha guud