Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 32:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War Xisqiyaahaasu sow ma ahaa kii wada baabbi'iyey meelihiisii sarsare iyo meelihiisii allabarigaba, oo dadkii Yahuudah iyo Yeruusaalemna sow kuma uu amrin oo kuma odhan, Idinku waa inaad meel allabari oo keliya horteeda Ilaah ku caabuddaan, oo isla taas korkeedana waa inaad fooxa ku shiddaan?

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 32

arki Taariikhdii Labaad 32:12 macnaha guud