Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 31:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kaloo amray qaybtii boqorka maalkiisa kaga bixi lahayd qurbaannada la gubo, kuwaasoo ah qurbaannada la gubi lahaa subaxda iyo fiidka, iyo qurbaannada la gubi lahaa sabtiyada, iyo kuwii la gubi lahaa markay bilaha cusubu dhashaan iyo kuwii iidaha joogtada ah siday ugu qoran tahay sharciga Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 31

arki Taariikhdii Labaad 31:3 macnaha guud