Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 30:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, haddaad Rabbiga u soo noqotaan, walaalihiin iyo carruurtiinniiba waxay naxariis ka heli doonaan kuwii iyaga maxaabiis ahaanta u kaxaystay, oo iyana mar kalay dalkan ku soo noqon doonaan, maxaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa roonaan badan yahay, waana naxariis miidhan, oo wejigiisana idinka sii jeedin maayo haddaad isaga u soo noqotaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 30

arki Taariikhdii Labaad 30:9 macnaha guud