Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 30:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, dad badan, xataa kuwa badan oo ahaa reer Efrayim iyo reer Manaseh iyo reer Isaakaar iyo reer Sebulun ayan isnadiifin oo weliba waxay wax uga cuneen neefafka Kormaridda si ka duwan sidii qornayd. Waayo, Xisqiyaah ayaa iyaga u duceeyey oo yidhi, Rabbiga wanaagsanu ha cafiyo ku alla kii

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 30

arki Taariikhdii Labaad 30:18 macnaha guud