Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo balbaladii guriga ka horraysayna dhererkeedu wuxuu le'ekaa guriga ballaadhkiisu oo labaatan dhudhun ahaa, oo sarajooggeeduna wuxuu ahaa boqol iyo labaatan dhudhun, oo wuxuu gudaha hoose kaga dahaadhay dahab saafiya.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 3

arki Taariikhdii Labaad 3:4 macnaha guud