Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 29:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xisqiyaahna wuxuu amray in qurbaanka la gubo meesha allabariga lagu dul bixiyo. Oo markii qurbaanka la gubo bixintiisa la bilaabay waxaa kaloo la bilaabay gabaygii ahaa ammaanta Rabbiga, iyo turumbooyinkii, iyo alaabtii muusikada oo Daa'uud oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 29

arki Taariikhdii Labaad 29:27 macnaha guud