Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 29:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii reer Laawina wuxuu soo taagay gurigii Rabbiga gudihiisa iyagoo haysta suxuun laysku garaaco iyo shareerado iyo kataarado, siduu ahaa amarkii Daa'uud iyo amarkii Gaad oo ahaa waxarkihii boqorka, iyo amarkii Nebi Naataan, waayo, amarku wuxuu ka yimid Rabbiga xaggiisa, oo nebiyadiisii buu u soo dhiibay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 29

arki Taariikhdii Labaad 29:25 macnaha guud