Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 29:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay keeneen toddoba dibi, iyo toddoba wan, iyo toddoba baraar ah, iyo toddoba orgi, inay qurbaan dembi u ahaadaan boqortooyada aawadeed iyo meesha quduuska ah aawadeed iyo dadka Yahuudah aawadood. Oo wuxuu wadaaddadii reer Haaruun ku amray inay xoolahaas ku bixiyaan meesha Rabbiga lagu baryo.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 29

arki Taariikhdii Labaad 29:21 macnaha guud