Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 29:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba iyagu waxay isdaahirinta bilaabeen bishii kowaad maalinteedii kowaad, oo isla bishaas maalinteedii siddeedaad ayay yimaadeen balbaladii Rabbiga, oo guriga Rabbigana waxay ku daahiriyeen siddeed maalmood, oo hawshaas waxay dhammeeyeen bishii kowaad maalinteedii lix iyo tobnaad.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 29

arki Taariikhdii Labaad 29:17 macnaha guud