Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 28:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aaxaas wuxuu soo wada urursaday weelashii guriga Ilaah oo wuu wada burburiyey weelashii guriga Ilaah, oo albaabbadii guriga Rabbigana wuu wada xidhay, oo isna wuxuu meelo allabari ka samaystay gees kasta oo Yeruusaalem.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 28

arki Taariikhdii Labaad 28:24 macnaha guud