Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 28:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba reer Falastiinna waxay weerareen magaalooyinkii dooxada iyo kuwii dalka Yahuudah ee Koonfureed, oo waxay qabsadeen Beytshemesh, iyo Ayaaloon, iyo Gedeerood, iyo Sookoo iyo tuulooyinkeedii, iyo Timnaah iyo tuulooyinkeedii, iyo weliba Gimsoo iyo tuulooyinkeedii, oo intaas oo dhanna way iska degeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 28

arki Taariikhdii Labaad 28:18 macnaha guud