Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 27:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wuxuu la diriray oo ka adkaaday boqorkii reer Cammoon. Oo reer Cammoonna isla sannaddaasba waxay isagii siiyeen boqol talanti oo lacag ah, iyo toban kun oo kor oo sarreen ah, iyo toban kun oo kor oo shaciir ah. Oo reer Cammoon intaas ayay siiyeen sannaddii labaad iyo sannaddii saddexaadba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 27

arki Taariikhdii Labaad 27:5 macnaha guud