Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 27:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yootamna markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa lix iyo toban sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yeruushaah ina Saadooq.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 27

arki Taariikhdii Labaad 27:1 macnaha guud