Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 25:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse carruurtoodii ma uu dilin, wuxuuse yeelay sida ku qoran sharcigii kitaabkii Muuse ku yiil, sidii Rabbigu amray isagoo leh, Aabbayaashu yaanay u dhiman carruurtooda, carruurtuna yaanay u dhiman aabbayaashood, laakiinse nin waluba dembigiisa ha u dhinto.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 25

arki Taariikhdii Labaad 25:4 macnaha guud