Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 25:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil ayaa Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, kaasoo ahaa ina Yoo'aash ina Yehoo'aaxaas, ku qabtay Beytshemesh, oo intuu Yeruusaalem u soo kaxeeyey ayuu dumiyey derbigii Yeruusaalem tan iyo iriddii Efrayim iyo ilaa iriddii geeska ahayd, intaasoo ahayd afar boqol oo dhudhun.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 25

arki Taariikhdii Labaad 25:23 macnaha guud