Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad leedahay, Bal eeg, waxaan laayay reer Edom, oo sidaas daraaddeed waad isla weynaatay, waadna faanaysaa, haddaba gurigaaga iska joog. Bal maxaad belaayo isugu soo jiidaysaa oo aad adiga iyo dadka Yahuudahba u wada dhacaysaan?

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 25

arki Taariikhdii Labaad 25:19 macnaha guud