Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 25:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah tashaday, oo wuxuu u cid diray Yoo'aash oo ahaa ina Yehoo'aaxaas ina Yeehuu oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil, oo wuxuu ku yidhi, Car kaalay aynu iska hor nimaadnee.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 25

arki Taariikhdii Labaad 25:17 macnaha guud