Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 25:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Amasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa sagaal iyo labaatan sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yehoocaddaan tii reer Yeruusaalem.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 25

arki Taariikhdii Labaad 25:1 macnaha guud