Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 24:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu soo wada ururiyey wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi, oo wuxuu ku yidhi, Baxa oo magaalooyinka dalka Yahuudah taga, oo reer binu Israa'iil oo dhan waxaad ka soo ururisaan lacag guriga Ilaahiinna lagu cusboonaysiiyo sannad ilaa sannad, oo xaalkaas dhaqso u sameeya. Habase yeeshee kuwii reer Laawi xaalkaas kuma ayan dhaqsan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 24

arki Taariikhdii Labaad 24:5 macnaha guud