Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 23:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, boqorku wuxuu ag taagnaa tiirkiisii iridda u dhowaa, oo saraakiishii iyo kuwii turumbada watayna boqorkay ag taagnaayeen, oo dadkii waddanka oo dhammuna way reyreeyeen oo turumbooyin afuufeen, oo kuwii gabayaaga ahaana waxay ka dhawaajiyeen alaabtii muusikada oo waxay hoggaamiyeen kuwii qaaday gabaygii ammaanta ahaa. Kolkaasaa Catalyaah dharkeedii iska jeexjeexday oo waxay tidhi, Waa fallaagow! Waa fallaagow!

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 23

arki Taariikhdii Labaad 23:13 macnaha guud