Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 22:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii Yeruusaalem degganaa waxay meeshiisii boqor kaga dhigteen Axasyaah oo ahaa wiilkiisii ugu wada yaraa, maxaa yeelay, guutadii ragga ahayd oo reer Carbeed xerada la timid way wada laayeen kuwii waaweynaa oo dhan. Sidaas daraaddeed waxaa boqor noqday Axasyaah ina Yehooraam oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 22

arki Taariikhdii Labaad 22:1 macnaha guud