Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu lahaa walaalo oo ahaa ilma Yehooshaafaad, waana Casaryaah, iyo Yexii'eel, iyo Sekaryaah, iyo Casaryaah, iyo Miikaa'eel, iyo Shefatyaah, oo intaas oo dhammu waxay ahaayeen ilma Yehooshaafaad kii ahaa boqorkii dalka Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 21

arki Taariikhdii Labaad 21:2 macnaha guud