Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 21:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ku soo kaceen dalka Yahuudah, oo way burburiyeen, waxayna wada qaateen maalkii guriga boqorka yiil oo dhan, iyo weliba wiilashiisii iyo naagihiisii, sidaas daraaddeed wiilna uma hadhin isagii kii wiilashiisa ugu yaraa oo Yehoo'aaxaas la odhan jiray mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 21

arki Taariikhdii Labaad 21:17 macnaha guud