Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 20:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii afraad ayay ku shireen dooxada Barako, waayo, halkaasay Rabbiga ku ammaaneen, sidaas daraaddeed meeshaas magaceedii waxaa loo bixiyey Dooxadii Barako, oo ilaa maantadanna waa loo yaqaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 20

arki Taariikhdii Labaad 20:26 macnaha guud