Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 20:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yehooshaafaad madaxa foororshay oo wejiga dhulka saaray, oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuna Rabbiga hortiisay isku tuureen oo u sujuudeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 20

arki Taariikhdii Labaad 20:18 macnaha guud