Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaad dalka Lubnaan iiga soo dirtaa geedo kedar ah iyo geedo beroosh ah iyo geedo almuug ah, waayo, waan ogahay in addoommadaadu sanco u leeyihiin inay Lubnaan alwaax ka soo jaraan, oo bal eeg addoommadayduna waxay la jiri doonaan addoommadaada,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 2

arki Taariikhdii Labaad 2:8 macnaha guud