Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa baxay oo isagii ka hor tegey Yeehuu ina Xanaanii oo wax arkihii ahaa, oo wuxuu Boqor Yehooshaafaad ku yidhi, War ma waxaa kuu ekayd inaad caawiso kuwa sharka ah iyo inaad jeclaato kuwo Rabbiga neceb? Waxan daraaddiis waxaa kugu soo degtay cadho Rabbiga hortiisa ka timid.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 19

arki Taariikhdii Labaad 19:2 macnaha guud