Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 17:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ciidan fadhiisiyey magaalooyinkii deyrka lahaa oo dalka Yahuudah oo dhan, oo rugo askareedna ayuu dhex dhigay dalkii Yahuudah iyo weliba magaalooyinkii reer Efrayim oo aabbihiis Aasaa uu mar hore qabsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 17

arki Taariikhdii Labaad 17:2 macnaha guud